(Sawirro) Ranil Wickremesinghe oo loo doortay Madaxweyne iyo rabshado laga cabsi qabo

Xildhibaanada Baarlamanka dalka Sri Lanka ayaa Madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo dalkaas ka ahaa Ra’iisul Wasaare. Amniga dhismaha baarlamaanka xilliggii ay dhaceysay doorashada ayaa si weyn loo xoojiyey Madaxweynaha cusub Ranil Wickremesinghe ayaa helay 134 cod halka ninkii la tartamayay Dullus Alahapperuma uu helay 82 cod. Waxyaabaha horyaalla Madaxweyne Ranil Wickremesinghe waxaa kamid … Continue reading (Sawirro) Ranil Wickremesinghe oo loo doortay Madaxweyne iyo rabshado laga cabsi qabo